X

Siyaasi ku baaqay in reer Awdal aayahooda ka tashadaan kana hadley iskudir socda

Siyaasi ku baaqay in reer Awdal aayahooda ka tashadaan kana hadley iskudir socda Xariirad oo uu hogaamiyo gudoomiyaha Saylac ee Ciisaha. Wuxuu sheegay inuu isir sifaynayo Samaroonka siiba dhinaca Xariirad markay shaqada timaado.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=d4aF0iCxcjQ[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.