X

Siyaasi marna ku baaqaya wax wada qabsashada Samaroon marna leh wiilka yaree suldaanka hadlayna waynu soo xerayn+MUUQAAL

Gabiley–Siyaasiga Qaasim Sh Ibrahim ayaa marna sheegay in nabadu tahay tan lagu gaaday laguna aamusiiyay qaar ka mida Samaroonka isagoo olole ugu jira xisbiga C/raxmaan Ciro kuna baaqay in maraca qaar daaglku ka fiican yahay ayaa dhinaca kale leh ”wiilka suldaanka yaree (Wabar) halka ka hadlayna waynu soo xerayn.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.