Siyaasi Mawliid Daahir Allale oo reer Awdala oo isna cadaalad daro ka tirsanaya Muuse Biixi
Siyaasi Mawliid Daahir Allale oo reer Awdala kana tirsan xisbiga Kulmiye ayaa isna cadaalad daro ka tirsanaya Muuse Biixi oo liis soo saaray ah ogaadeyna in aan Awdal waxba ku lahayn.