X

Siyaasi Maxamed Abgaal oo sheegay nidaam xalaala oo Somaliland lagu wada yeelan karo

Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal kana soo jeeda gobolka Awdal ayaa sheegay nidaam xalaala oo Somaliland lagu wada yeelan karo. Meeshiiba waxay noqotey qori isku dhiib iyo bilaa xisaabtan la’aan. Marka waxay noqonaysaa in kolba qabiil loo saxiixo oo layska daayo doorashooyinka kolba dib loo dhigayo.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=KBQDmU39O_8[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.