Waraysi uu bixiyay siyaasiga reer Awdal Maxamed Alabari ayuu ku tilmaamay kacdoonka reer Adal mid Siilaanyo kuraas lagaga doonayo isagoo isticmaalay kaadhka gubtey ee cadaalada. Maxamed Alabari ayaa sheegay in isaga oo aaminsan Somaliland iyo Wabar ay isku mid yihiin kaliya ay kula duwan yihiin wadada loo marayo sidii reer u heli lahaayeen dhinaca kuraasta iyo wadqaybsiga maamulka.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS