Siyasi Maxamed Obsiiye oo si dhow ula socda siyaasada gobolka ayaa taabtey arimihii u dambeeyay oo ay ku jirto xeerka doorashada oo hadda u muuqda in cidla looga tagey iyo waraysi uu bixiyay xoghayaha golaha guurtida oo uu ku sheegay in uu meelo badan khalday.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM