Siyaasi Maxamed Yaasiin oo ka tirsan xisbiga Wadani oo beeniyay in la xidhey
SSiyaasi Maxamed Yaasiin oo ka tirsan xisbiga Wadani ayaa beeniyay in la xidhey. Siyaasigan oo hore wasiir uga ahaa maamulka Siilaanyo ayaa ka mida masuuliyiinta xisbiga u joogey xarumaha codeynta.