Siyaasiga Maxamuud Sayid Aadan oo horeyna u ahaan jiray gudoomiyaha gobolka Gedo kana mid ahaa raga dhisayay maamulka lixda gobol ayaa suaalo la waydiiyay ku sheegay in laga heshiiyay murankii dhisida Jubba imikana uu qayb ka yahay maamulkaasi. Barre Hiiraale ayaan wali isagu isku dhibin Axmed Madoobe.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM