Siyaasi Maxamuud Ibrahim Raage oo Wadani ahaa oo lagu soo dhaweeyay Hargeysa
Siyaasiga Maxamud Ibrahim Raage oo Wadani ahaa ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Hargeysa. Siyaasiga ayaa hore iskaga casiley xisbiga Wadani lama garanayo in uu ku biirayo xisbiga laga wada cararay ee Siilaanyo.