Boorama–Siyaasi Obsiiye ayaa jeclaystay in uu ka hadlo dilalkii uu fuliyay Siilaanyo kuna tilmaamay milixeyn. Wuxuu eeda dusha uga tuurey Samaroonkii laga dilay raga ee ka hadli waayay ee ka aamusey qaasatan qabiilada Samaroonka ee sida tooska ah ay u saamaysay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS