Siyaasiga Maxamed Obsiiye ayaa ku tilmaamay feerkii ka dhacay golaha wakiilada mid aan laysku haysan sharci laakiin laysku haysto arimo uu hore uga soo hadlay isagoo u tudhaya Somaliland laakiin lo qaatay in uu mucaarad yahay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM