X

Siyaasi Obsiiye oo reer Awadala oo naqdiyay Muuse Biixi iyo booqashadii Dilla: wuxuu na soo xasuusiyay xasuuqii

Siyaasi Obsiiye oo reer Awadala oo naqdiyay Muuse Biixi iyo booqashadii Dilla: wuxuu na soo xasuusiyay xasuuqii. Siyaasi Obsiiye ayaa sheegay in Muuse Biixi ka been sheegay Sheekhal beledka Sh C/llaahi Sh Cali Jowhar oo haduu run sheegayo uuna qaldeen magaciisa, isla markaana ka codsaday sheekha in uu wax ka yiraa wuxuu sheegayo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.