X

Siyaasi Qarjab oo Puntland ka soo jeeda oo si dadban u weeraray siyaasiyiinta Hawiye murana galiyay caasimada Somaliya: MAQAL

Garoowe–Siyaasi Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) oo ka soo jeeda gobolka Nugaal ayaa si xun isugu wada daray siyaasiyiinta isla gobolka Mudug kuna tilmaamay kuwo la yaqaano waxay yihiin isagoo si gaara Indhacade ugu sheegay mid wabiga dadka ka gadi jiray Gaalkacayona ayna lahayn wabi la gadio ee muxuu gadayaa ayuu yiri.

Wuxuu kaloo sheegay hadal uu ku durayo Hawiye kuna sheegay kuwo aan maamul lahayn oo dhulkoodii wali isbaato taalo. Wuxuuna diidey in Muqdisho tahay caasimad Somaliyeed.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.