X

Siyaasi qarxiyay in hambadii Kulmiye lagu dul cunayo Boorama

Siyaasi qarxiyay in hambadii Kulmiye lagu dul cunayo Boorama. Siyaasi Obsiiye ayaa sheegay in labadii jufo ee Kulmiye hagbada ku haystey ay hadda sun isku yihiin Muuse Bixina rabin in ninkale oo beesha Siilaanyo ah ku wareejiyay kadibna shirka xisbiga ula soo cararay Boorama.


Siyaasigan ayaa iftiimiyay sida runta ah ee inta daba oroda Kulmiye ee ku khasaartey ay ka maqan tahay una haystaan in xisbiga iyaga la siinayo.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=gIkcYpL-vKk[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.