X

Siyaasi qayb weyn ka ahaa burburkii dalka oo Hargeysa dib u yimi

Siyaasi qayb weyn ka ahaa burburkii dalka ayaa Hargeysa dib u yimi. Cumar Carte Qaalib ayaa noqdey raiisal wasaare markii dawkadii qaranku ka baxdey Muqdisho.

Wuxuuna amrey in ciidanka qarabnku isku dhiibo maleeshiyadii la soo hubeeyay ee gaalada iyo axmaaradu wadatey sida SNM, USC iyo wixii la mid ahaa.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=Z4_Ww2qtnDY[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.