Siyaasi reer Awdala oo kabaha la dumaray Somaliland: haku fikirina ictiraaf reer Awdalowna!!!!
Siyaasi reer Awdala oo kabaha la dumaray Somaliland una sheegay in ayna fikirin ictiraaf iyo reer Awdalow meel aan waxba jirin ayaa reer hebelow iyo hebelow aad dib ugu noqoteen.