X

Siyaasi u jawaabay nin Isaaq ahaa oo Gabiley ka hadlay oo reer Awdal ku yiri ma sheegan kartaan Gabiley

Siyaasi reer Awdala ayaa u jawaabay oday Isaaqa iyo nin dhalinyaro ah oo reer AWdal ku yiri ma sheegan kartaan Gabiley. Siyaasigan oo la hadlayay odayga oo gacanta go’naa ayuu ku yiri adoo nin Bahabar Aadan (Samaroonka Gabiley) aad furun aad uGu iibinaysay Gabiley awr Bahabar Aadan leedahayna uu gacanta kaa cuney aad hadana sidan u kibirto waa nasiib daro.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.