Siyaasiga Cali Faarax Cabdillaahi ayaa jawaab ka bixiyay sida dawlada Somaliya u maamushay kulankii maamulka Somaliland. ”halka ay Isaaq majoorati ku noqdeen iyagaa sheegi iyo cida aan lahayn magaalooyin waaweyn..wuxuuna bogaadiyay sida dawlada Somaliya u maamushay sheegayna in masayrka reer Woqooyiga aan jufo loo afduubin.
ARAABINEWS