Siyaasi Maxamed Obsiiye oo baryo ku maqnaa dibedda ayaa Siilaanyo ku abaalmariyay booska uu ka qaaday inadeerkii. Ujeedada loo magacaabay ayaa ah in uu kala jabiyo codka beesha reer Nuur (Samaroon) oo hadda olole ugu jira xisbiga Wadani.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS