X

Siyaasiga Siciid Sulub ayaa ka hadlay shirkii beeleed ee ka dhacay Caynabo

Wasiirkii hore ee hawlaha guud Siciid Sulub ayaa ka hadlay shir beeleed ka dhacay Caynabo oo ay ka qaybgaleen oday dhaqameedyo kala duwan oo ka yimi gobolada Somaliland.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.