Siyaasiyiinta beesha Daarood ayaa ka soo horjeesaday hanaanka Shariif Xasan u qaybiyay maamulka Koofur Galbeed oo laga naxay tirada la magacaabay iyadoo waliba la soo wado kuwo kale. C/llaahi Warmooge ARAABINEWS.COM