X

Siyaasiyiin reer Awdala kana tirsan xisbiga Kulmiye oo ka xanaaqay siyaasiyiin ku biirey Wadani jawaabna bixiyay

Siyaasiyiin reer Awdala kana tirsan xisbiga Kulmiye oo ka xanaaqay siyaasiyiin ku biirey Wadani una jawaabey kadib markii siyaasi Abiib Timacadde iyo Ismaaciil Yare qarxiyeen siyaasada Muuse Biixi kuna tilmaameen mid tola’ay ah.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.