X

Siyaasiyiin reer Puntland oo laga raaligaliyay xadhig lagu xukumay iyo iyagii oo hadlay+MUUQAAL

Gaalkacayo 14 Jan 2015–Siyaasiyiin reer Gaalkacayo ah oo lagu xukumay xabsi daaim iyo toban sano oo xadhiga ayaa ka hadlay been abuurka lagu sameeyay iyo masuul ka tirsan Puntland oo ka raali geliyay beenta laga sheegay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.