Siyaasiyiinta xisbiga Wadani ee Awdal ayaa ku baaqay shir Somaliland xalaal ku noqoto taageerana u muujiyay shirkii Garaxajis (ISAAQ) oo ay ka soo baxeen qodobo dib loogu yagleelayo maamulka beesha dhexe.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=ipWino7W1mw[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS