X

Siyaasiyiintii xisbiga Wadani kaga soo biirey Awdal oo ka hadlay sababta

Siyaasiyiin farabadan oo xisbiga Wadani kaga soo biirey gobolada Awdal ayaa ka hadlay sababta ay ugu soo biireen. Waxa ku Jira badhasaabkii hore ee gobolka Awdal iyo kuwo ku jirey xisbigii UDUB.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.