X

SNM oo markale Hargeysa urur cusub kaga dhawaaqdey maxayse u bixiyeen iyo ujeedada: ARAG

SNM ayaa markale Hargeysa kaga dhawaaqdey urur cusub mar ay maanta isku yimaadeen. Waxay sheegeen in ururkani mideynayo garabyada SNM u kala baxdey iyadoo uu jirey urur hore oo ay u bixiyeen MADASHA.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.