X

Somali dagaalku ku qabsaday Yukrayn oo dhuumasho ku galay Bolan

Soamli ku noolayd dalka Yukrayn ayaa hadda la sheegayaa inay si khatara o dhuumasho ah ay ku galayaan dalalka la jaarka ah Yukrayn sida Bolan oo iyadu xiratey xuduuda. Cabsida soo wajahday Somalida ayaa ah inay ka baqayaan inay dilaan reer Yukrayn.


Xadka u dhexeeya Yukrayn iyo dalalka la jaarka ah ayaanay jirin isku socod badan, inkastoo wadooyin qaar loo furay cadaanka keliya oo aany jirin ajaanib ka baxaysaa.


”Xadka dalalka jaarka ah waxa jooga askarta Ruushka oo ilaalinaaya in hub sharci daro uu soo galo Yukrayn oo lagu waxyeeleeyo ciidanka lugta ee gudaha ugu jira Yukrayn.

Si kastyaba ha ahaatee hadday sii joogaan caasimada go’doonk ah waxay ka baqayaan inay gaajo ugu dhintaan.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.