X

Somali ka badbaaday diyaarad olol qabsaday oo ka duushey Muqdisho

Diyaarad nooca duuga ah ee ka duushey Muqdisho una socotey Kiiniya ayaa dhexda markay marayso dab ku qabsaday. Dadka ayaa waxa la soo gudboonaatey cabsi xad dhaafa. Dabka diyaarada ka kacay ayaa la sheegay in aanu xooganayn.


Dad rakaaba oo diyaarada saarnaa ayaa ka hadley waxa dhacay markii ay Nayroobi si nabada ku degeen kadib markii la diyaariyay ciidanka dab demiska.

”Waxa nagu dhacay naxdintii ugu weynayd laakiin ILAAH mahadii waxaan ku degnay si nabada ayuu yiri rakaab la Hadley saxaafada.


Diyaaradaha Somaliya ka taga iyo kuwa yimaada ayaa ah kuwo duuga oo aan loo ogoleyn hawada wadamada qaar.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.