Sh Mustafa Yusuf Cali ayaa wax ka taataabtey guurka iyo qurxinta guriga isagoo tusaale u soo qaatay hamiga guur ee ku jira gabadha iyo hamiga guur ee ku jira wiilka iyo sidii hamiyadaas looga dhigi lahaa mid midha dhala oo reerku u noqdo mid degan.
ARAABINEWS.COM