X

Somali ka mudaharaaday dhalinyar Maraykanku xirey oo ku biirayay argagixisada Daacish+SAWIRO

USA–Haween Somali ah qaarkood afka duuban yihiin iyo dhalinyar ayaa isugu soo baxay Maraykanka caasimada Washington iyagoo diidan xadhig Maraykanku u gaystay dhalinyar ku biiraysay argagixisada Daacish oo xataa wax u dhimi lahayd kuwan mudaharaadka dhigaya. Dhalinyarta iyo haweenka ayaa ku qaylinayay sii daaya dhalinyarta oo cadaalada mariya.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.