X

Somali ka soo qaxday Jigjiga oo soo gaartay maamulka Somaliland iyo gargaar ay dalbadeen

Somali ka soo qaxay Jigjiga ayaa soo gaaray maamulka Somaliland waxayna dalbadeen gargaar deg dega. Dadkaan oo u badan caruur iyo haween ayaa sheegay inay noqonayaan xilliga gobolku kala dego.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=euQFNu6nw_g[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.