X

Somali ku hor banaanbaxay safaarada Koofur Afrika ay ku leedahay dalka Ingiriiska+MUUQAAL

London–Somalida Ingiriska ayaa banaanbax ka hor sameeyay safaarada Koofur Afrika ku leedahay London halkaas oo bay ka sheegeen in dadka Koofur Afrika jooga loo dilayo Somali ahaan ee aan loo dilayn kana ina hebela. Waxa banaanbaxa yimi koox sita calanka jufada Somaliland oo iyagu raba in ay Somali ka go,aan hadana banaanbaxan dareemay in ayna kaligood istaageyn.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.