X

Somali laga sii daayay magafe dalkaasi Liibiya

Waxa xarun dalkaasi burburey ee Liibiya laga sii daayay naftood-heligeyaal ay ku jirto Somali iyo Itoobiyaan oo ay ku haysteen magafeyaal. Tirada ayaa lagu sheegay inay 50 ka badan yihiin kana soo jeeda geeska Afrika.



Waxa dadkan la sheegay in bishii hore lagu soo qabtey hawlgal ay qaadeen ciidamada amniga ee Liibiya oo ay la socdaan qaar ka tirsan hay’adaha qaramada midoobey.


Hay’adu ma sheegin inay dadkaan u saamixi doonto sidii ay ugu noqon lahaayeen dalkooda. Waxase keliya ay sheegtay inay nafaqo daro ka muuqato una baahan yihiin lacag.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.