X

Somali markale la boobay lana gubey ganacsigooda: SAWIRO

Afrikaanka dalkaasi Koofur Afrika ayaa markale boobay gubeyna ganacsi ajaaniba oo Somalidu ugu badan tahay. Ganacsigan Somalida ayaa lagu gubey xaafado hoostaga caasimada dalkaasi Yihanisberg.


Maaha markii ugu horeysay ee la dhaco ama la gubo ganacsiga Somalida. Somalida ayaa ku hungoobay Koofur Afrika oo mudooyin badan ay u doodaayeen xuquuqda Afrikaanka dilaya.

in Somali ah oo alaabyoisa tukaanka xalay Kala baxay ayaa sheegay in intii UI boobka socdey ay dab qabadsiiyeen tulaanada ajaaniba. Booliiska dalkaasi musuqa badan ayaa daawada ajaaniba la dilaayo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.