Somali bilaa sharci ah ayaa banaanbax ka dhigey dalkaasi Jarmalka oo ay ku dalbanayaan in hoos loo eego iyaga lagana dabciyo sharciyada cusub ee dalku soo rogayo. Somalida oo ay caawinayaan dad Jarmala ayaa si fiican isku soo abaabuley.
Rashiid Ceelaany
ARAABINEWS