Somalida ku dhaqan Kiiniya ayaa la so baxay dhaqan diina oo aad u wanaagsan iyagoo casuumad u fidiyay dadka aan muslimka ahayn ee ay jaarka yihiin ee ay wada degan yihiin xaafada Islii. Dadkan aan muslimka ahayn ayaa argagixisada shabaab dishaa iyagoo aan waxba galabsan dagaalna ku jirin..waxayna Somalidu u muujisey in ay isku mid yihiin una midoobeen argagixisada shabaab diintooda ayna shaqo ku lahayn ficiladaas.
Waxay diideen in argagixisada ka dhex faaiideysato oo ay isku dirto dadka wada degan ee ayna colaad ka dhaxayn si nabadana ku wada deganaa mudooyin badan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM