X

Somalida Koofur Afrika oo qaylo dhaan ka diraya sharci la’aanta ka jirta dalkaasi

Somalida Koofur Afrika oo sidoodaba la dilo hantidoodana la dhaco ayaa ka cabanaya sharci xumada ka jirta dalka iyadoo ay sheegeen in kolba la soo siiyo bilo bilo marmarna sanad sanad. Dadka qaar ayaa la soo diidaa. Dadka qaar ayaa qaba in Koofur Afrika yaraynaso soo galootiga waxa kale oo ay ka cabanayaan musuq maasuq lagu qaato gelida meesha.

C/llaahi Warmooge

ARAABNINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.