X

Somalida Maraykanka oo ka xumaaday xasuuqii argagixisada shabaab iyo Hibo Nuura oo tix qiiro leh ka tirisey kana ilmeysay

Somalida Maraykanka ayaa aad uga xumaaday xasuuqii argagixisada shabaab ku qaadeen huteel Saxafi halkaas oo ay xilli salaadii subax isku qarxiyeen kuna xasuuqeen ilaa 15 qof oo ay ku jiraan rag cadowga u babac dhigey iyo kuwo shaqo abuur u sameeyay dadkooda baahan. Hibo Maxamed ayaa tix ka tirisey kana ilmeysay una duceysay caruurta argagixisadu ku adeegato ee janada beenta ah u sheegeen.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.