Xaflad si weyn loo soo agaasimay oo lagu casuumay gudoomiyaha ururka USP ee reer Woqooyiga ayaa ka dhacday dalkaasi Kanada. Gudoomiye Qorsheel oo goobta ka hadklay ayaa tilmaamay in USP isku hayso dalka ee marhore lagu kala tagi lahaa. Wuxuuna tilmaamay in ay la xisaabtan u diyaar yihiin. Ururka USP ayaa ka kooban maamulada Awdalstate, Khaatumo iyo Maakhir State.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM