X

Somalida oo ah dadka ugu badan dhaqashada geella oo hadda hami ugu jira inay

Somalidu waa kuwa badan ee aadka u dhaqda geella, waxayna ka tiriyeen maansooyin iyo heeso lagu amaanayo geella. Haddaba ayadoo ayna jirin shirkado sida la rabo u dhaqda geella ayaa hadda waxa soo badanaya ganacsato u tafo xaytey.


Suuqa ugu weyn ee xanaaneo geella ee duleedka Muqdisho ayaa hadda ku rajo weyn inay caanaha Geella u dhoofiyaan wadamada jira.

”Waa hamiga nagu jira inaan caanaga geella u dhoofino wadamada jaarka ayuu yiri Jaamac Cumar haddase caanaha badankooda waxa lagu quutaa gudaha dalka.


Caanaha geella ayaa ah kuwo nafaqo badan waxayna daawo ka yihiin cuduro badan oo daawo loo waayay. Somaliya oo aan dal dihan ayaan dadka looga faaiideyn sidii ay ula soo bixi lahaayeen kheyraadkaas.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.