X

Somalida oo taageero xoogleh u muujisay Qadar diideyna Salafiyiinta Sucuudiga ee ku faafay dalkeena

Somalida ayaa taageero xoogleh u muujisay Qadar diideyna Salafiyiinta ku faafay dalkeena. Banaanbax xoogan oo ka dhacay Muqdisho ayaa dadku ku taageereen Qadar oo ah dawlad aad u yar laakiin Salafiyiinta ka taliya Sucuudiga ay rabaan in wadadooda ku soo daraan.

Magaalooyinka Somaliyeed ayaa badankooda caqiiqada Salafiyiintu xoog ugu faaftey ayadoo dadka ka hadlana la gaaleeyo. Haweenku Somaliyeed ayaa loo diidey dharkale in ay xirtaan aan ka ahayn dharka madow ee Salafiyiinta u galiyaan haweenkooda.



Dhaqamada kale ayaa waxa ka mida wejiqarsiga oo Somalidu dhaqan u lahayn inkastoo culimadeena la dagaalameen hadana lacagta lagu soo daldalayo ayaa ka dhigeysa culimadeena in ay isqariyaan haddi kale la gaalayn doono.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.