Somalida ku nool Sweden ayaa aasay wiilkii labaad usbuuc gudahood oo lagu dilo dalkaasi. Marxuunka walaalkiis ayaa codsaday in cidii waxyar oo akhbaara ka haysa sida wax u dhaceen ay u soo sheegeen si ay u ogaadaan cida ka dambeysa. Waxay ku eedeeyeen booliiska in ay ka gaabiyeen badbaadinta marxuunka.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM