Somalidii Sucuudigu ku xasuuqay badda oo lagu aasay dalkaasi Yaman
Somalidii Sucuudigu ku xasuuqay badda oo lagu aasay dalkaasi Yaman. Somalidan u badnaa deegaanada Woqooyiga Somaliya ayaa in badan la sugey sidii ogolaansho looga heli lahaa aasidooda.