X

Somaliland iyo Puntland oo la amrey in ay sii daayaan dadka la kala qabsadey

Maamulada Somaliland iyo Puntland oo loo sheegay in la sii daayo dadka la kala qabsadey. Dagaalka Muuse Biixi ku qaaday Tukaraq ayaa xaalada si xumeeyay ayadoo labada dhinac ay sheeganayaan inay dad kala qabsadeen ay ku sheegeen maxaabiis.


Madaxa Qaramada Midoobey oo Hargeysa tagey ayaa fariintan u gudbiyay Muuse Biixi waxana saxaafada la hadley gudoomiyaha guurtida Baashe oo ka kadley waxa laguamrey.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=3In3YSxrlUQ[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.