X

Somaliland oo dhisaysa dekeda Maydh xilli dekeda Lughaya awood loo waayay

Maamulka Somaliland ayaa ku dhawaaqay in ay deked ka dhisayaan tuulada Maydh iyadoo dekeda Lughaya loo waayay awood lagu dhiso. Wasiir ku xigeenka dekedaha ayaa sheegay in maamulku sanadkan uu dhisayo dekedaasi oo uu sheegay in ay hore Turkigu u dhisay qayb ka mida.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.