Kadib markii maamulka Somaliland ku duduriyay dadka abaaruhu dishoodey ee gobolka Awdal loona joojin waayay dhibka haysta xataa lagu dul ololeeyay ayaa dawlada Somaliya shalay ku dhawaaqdey in ay keenayso mucaawino la gaarsiiyo gobolka Awdal taas oo keentay in maamulka Somaliland hadda ku dhawaaqo in uu joojiay diiwaangelintii ka socotey gobol ayna abaari ka jirin.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS