Wasiirka arimaha dibeda maamulka Somaliland ayaa rajo fiican ka muujiyay in wadahadalka Xasan Sheekh dib ugu bilaabo iyadoo kii hore ay ku furtuureen. Waxase muuqata hadda in ay ogolyihiin Turkiga in uu dhexdhexaadiyo. Dhinaca kale wuxuu sheegay in la furey fiisihii qunsuliyada Itoobiya.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS