Somaliland ayaa xanibaad saartey adeegyada shirkadaha qaar sida adeega Saad iyo E-dahab ee laysku waydaarsado lacagaha doolarka. Somaliya ayaa ah wadanka kaliya ee lacagaha aan lagu qaadan jeebka laakiin lagu wato telfoonka gacanta.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=gHPA2LTgYts[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS