Somaliland waxba ka faaiidi mayso argagixisada ay hoosta ku wadato: madaxweyne Gaas
Somaliland waxba ka faaiidi mayso argagixisada ay hoosta ku wadato. Madaxweyne Gaas oo ka hadlayay cadowga koowaad ee ummada Somaliyeed ayaa sheegay in argagixisadu tahay abeeso la korinayo.