X

Somaliya oo dacwada badda gudbinaysa usbuuca soo socda rabina in ay wax wadahadal ah ka gasho: ARAG

Xoghayaha guud ee barlamaanka Somaliya C/kariim Buux ayaa ka warbixiyay go’aan ay Somaliya ka qaadatay badda ay Kiiniya hadda isticmaalayso. Waxaan go’aan ku gaadhney in aan dacwada badda gudbino usbuuca soo socda si aan uga hortagno muranka oo sii jiitama waxana sidaas ku taliyay qaraano Somali ah oo khibrad leh.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.